Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Afgooye

Qarax geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa barqanimadii maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmadaas. Warka ayaa intaas ku daraya in qaraxa oo loo adeegsaday miino la aasay lala beegsaday ciidamo Boolis ah oo ku lugeynayey wadada haanta dheer ee gasha Suuqa khudaarta ee degmada Afgooye. Goob … Continue reading Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Afgooye